Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhagax dhigay garoon diyaaradeed oo si casri ah loo dhisayo (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha garoonka diyaaradaha ee degmada Cadale . Garoonkaan diyaaradeed oo dhowaan dhismihiisu uu bilaaban doono ayaa lagu wadaa in loo dhiso si casri ah , waxaana la filayaa in wax badan kusoo kordhiyo harumarka deegaanka … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhagax dhigay garoon diyaaradeed oo si casri ah loo dhisayo (Sawirro)